marka koobaad waxaan umahadanaqayaa ilaahay Swt allahaaso ii ogolaaday
●inaan helo awood, faham iyo waqti aan ku diyaariyo website-kan
●inaan helay fursad aan kaga hadlo taariikhda islaamka
●inaan gaarsiiyo macluumaad badan oo ku saabsan taariikhda islaamka dad badan oo ku kala noool dunidan casriga ah
Ujeedada islaamichistory.com
websiteka islaamichistory.com waxaan u aasasay ujeedooyin badan oo ay ka mid yhn
■ in la faafiyo taariikhda islaamka
■in la xoojiyo fahamka saxda ah ee taariikhda islaamka
■in la baraarujiyo jiilka cusub qiimaha iyo ahmiyada taariikhda islaamku ku leedhy nolosha
Ahmiyada taariikhda islaamka
Taariikhda islaamku wa kayd aqooneed aan dhamaanayn, waxay ina baraysa
●sida ay umadii hore u noolaayeen
●casharo ku saabsan sabin,cadaalad iyo iiman
●taariikhda nabiyada iyo saxaabada
Barashada taariikhda islaamku waxay xoojinaysa in aynu ku dhaqano diinteena islaamka
website kan waxad kala secon doonta taariikhda islaamka anagoo usoo galinaysa xalaqad xalqad anagoo kasoo bilaabayna dhalasha nabi maxaed (NNKH)
kala so soco websiteka islaamichistory.com taariikhda islaamka islaamichistory.com


Ggghhh