Qoyska nabi maxamed NNKH
Qoyska Nabi maxamed NNKH waxa uu ka soo jeedaya banuu haashim oo ah qabiil ka tirsan ama ka mid ah quraysh Magaca haashim waxa laga soo qaatay awoowgii haashin binu cabdi manaaf. Magiciisa dhabta aha waxa uu ahaa camr waxa loogu bixiyay haashim sababtoo ah waxa uu roodhida ku buburin jiray maraq hilib ah si […]
Qoyska nabi maxamed NNKH Read More »





