Terms and condition

Hordhac

1:waa maxay islaamichistory.com?

islaamichistory.com: waa website aqooneed loogu talagalay faafinta iyo kawaranka taariikhda islaamka. Waxa uu akhristha usoo bandhiyaa bilawga dhalashada nabi maxamed(NNKH) , taariikhda saxaabada rasuulka iyo taariikhda nabiyada

2:ujeeddada website-ka

Ujeedadeenu waa in aan bulshada muslimka ah faham sax ah oo ku saabsan taariikhda islaamka, gaaar ahaan dhalin yarada, si ay u fahmaan asalka diintooda iyo doorkii islaaamku ku laha dunida.

3: Taariikhaha aan ka hadalano

1:taariikhda islaamka. 2:taariikhda nabiyada. 3:taariikhda saxaabada rasuulka (NNKH)

4: muhiimada taariikhda islaamka

Taariikhda islaamku waa il aqoon iyo xikmad laga helo tusaalooyin nololeeed, akhlaaq wanaagsan iyo goaan qaadasho sax ah oo waxtar ulah muslimka maanta

5: fariin islaamichistory.com

Islaamic history.com wuxuu ku dadaalaya inuu noqdo website lagu kalsoon yahay oo lagu barto taariikhda islaamka, lagu xoojiyo fahamka saxda ah ee taariikhda islaamka.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *