Blog

Your blog category

Quraysh

Quraysh

Qabiika quraysh waa qabiilka uu nabi maxamed (NNKH) uu ka dhashay waxa uu ahaa qabiil aad loo sharfo oo carabta dhexdeeda maamuus iyo sharaf ku leh. Qabiilka quraysh odayaashiisu waxa ay ahaayeen odayaal ku suntan hogaamin iyo sumcad wanaagsan qusay ibnu kilaab oo ka mid ah awoowyaasha nabi maxamed(NNKH) waxa uu ahaa oday si wayn […]

Quraysh Read More »

Terms and condition

Bilawgii taariikhda islaamka ilaa casrigan

1: Hordhac Taariikhda islaamku waa taariikh ku dhisan hanuun, caddaalad iyo isbadal wayn oo ku yimid nolosha aadamaha. Waxay ka bilaamatay fariin alle SWT usoo dajiyay nabi maxamed (NNKH) taas oo badashay jihadii diineed, akhlaaqeed iyo bulsheed ee dunida. Maqaalka wax uu is kooban oo faahfaahsan u dul istaagaya marxaladihii ugu waawaynaa ee taariikhda islaamka

Bilawgii taariikhda islaamka ilaa casrigan Read More »

Terms and condition

Hordhac

1:waa maxay islaamichistory.com? islaamichistory.com: waa website aqooneed loogu talagalay faafinta iyo kawaranka taariikhda islaamka. Waxa uu akhristha usoo bandhiyaa bilawga dhalashada nabi maxamed(NNKH) , taariikhda saxaabada rasuulka iyo taariikhda nabiyada 2:ujeeddada website-ka Ujeedadeenu waa in aan bulshada muslimka ah faham sax ah oo ku saabsan taariikhda islaamka, gaaar ahaan dhalin yarada, si ay u fahmaan

Hordhac Read More »

Mahadnad

Mahadnaq

marka koobaad waxaan umahadanaqayaa ilaahay Swt allahaaso ii ogolaaday ●inaan helo awood, faham iyo waqti aan ku diyaariyo website-kan ●inaan helay fursad aan kaga hadlo taariikhda islaamka ●inaan gaarsiiyo macluumaad badan oo ku saabsan taariikhda islaamka dad badan oo ku kala noool dunidan casriga ah Ujeedada islaamichistory.com websiteka islaamichistory.com waxaan u aasasay ujeedooyin badan oo

Mahadnaq Read More »